Madaxweynaha Jubaland oo Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha Jubaland

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada dowlad Goboleedka Jubaland.

Gudiga uu magacaabay ayaa ka kooban Gudoomiye, Gudoomiye kuxigeen, xogheyn, iyo lix xubnood oo Gudigaasi ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here