Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya oo dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Keydka Xogta Qaranka.

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here