Magaalada Dhoobley oo ay oo kuso badanayaan Gabdhaha barta cilaan saarka 

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ayaa bilaabay inay bartaan qaabka cilaanka loogu saaro dumarka iyo meek-apka si ay u furtaan xarumo cilaan saar oo ay noloshooda ka maareeyaan.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here