Gaadiidleyda Mooto Bajaajka Baladweyne oo dhibaato ku qaba wadooyinka burbursan

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajajka ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada kadib markii qeybo kamid ah wadada ay burtay .

Wadadaan ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada waxaana hada xaalada sii adkeeyay roobka da-ay kaas oo sababay in dhiiqo iyo biyo aay fariistaan meelaha burbursan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here