Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Jubbaland ayaa degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo gaarsiisay Doon nooca dheereeya ah.
Abdifitaax Ahmed Maxamud Xalane uqaabilsanaha Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Jubbaland ee degmada buur dhuubo ayaa ka mahadceliyey cid kasta oo ka qeyb qaadatay gargaarka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.