Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ganacsatada ugu baaqay in ay hoos u dhigaan qiimaha maciishadda

0
137
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Yuusuf Xuseen Dhuumaal oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaalada fataahadaha dalka gaar ahaan deegaanada Jubbaland,Wasiirka ayaa baaq u diray Ganacsatada oo uu sheegay in maciishadii ay kor u kacday,islamarkaana loo baahanyahay in la arintaasi wax laga badalo,sidoo Kalena laga qeyb qaato u gurmashada dadka ay Fatahaaduhu saameeyeen.
 
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here