Sare ukac ku yimid qiimaha qudaarta oo laga dareemayo Suuqyada magaalada Jowhar

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa sare ukac ku yimid qudaarta noocyadeeda kala Duwan kadib roobabka deyrta iyo fatahaado isbiirsaday oo saamaayn ku yeeshay dalagyadii ka soo go’ayay beeraha Jowhar iyo nawaaxigeeda sido kale waxaa xirmay wadooyinkii qudaarta la soo marinjiray.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here