Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo bandhigay.

0
106

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray kulamadii 12-aad ee horyaalka premier League iyada oo ay xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Kooxaha Liverpool, Arsenal, Man United ayaa guulo gaadhay kulamadii ay ciyaareen horyaalka premier League.

Shaxda Waxa jira xiddigo badan oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulamadii la ciyaaray horyaalka Premier League ee wadanka England ee todobaadka.

Haddaba waa tan shaxda ugu fiican ama xidigii wacdaraha ka dhigay todobaadkan Horyaalka Premier League.

Garth Crooks' latest Team of the Week

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here