Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo maalmihi la soo dhaafay xaalada bani’aadannimo adag ay ka jirtay Gobolka Gedo islamarkaana daadad kadhashay roobka deyrta iyo fatahaadda wabiga ayaa waxa xaaladihi ugu danbeeyay ka warbixiyay Gudoomiyaha gobolka gedo cabdulaahi shinbir.
Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.