Roobka deyrta oo saamaayn ku yeeshay dadka degan tuuloyinka dhanka galbeed ka xiga Kismaayo

0
138

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Turqato ,Qarsa ,Barkada shariifada ,Basra iyo Tuulo barwaaqo oo dhamaantood hoos yimaada Degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dadka degan oo xoolo dhaqato u badan waxaa saamaayn ku yeeshay roobabka daayrta ee ka da’ay deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here