Wasiirka Gargaarka Jubbaland oo kormeeray Xaafadaha magaalada Kismaayo

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Gobaleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud  ayaa kormeer ku tegey qaar kamid ah xaafadaha Magalada Kismaayo oo ay saameeyeen roobabkii saacadihii u dambeeyey magaalada ka da’ayay.

Wasiirka oo uu kormeerkan ku wehelinayey Guddoomiyaha xafaadda Calanley ayaa U kuur Galay Xalada Guud ee xafadaha madaama uu si wayn u sameeyay roobkii da’ay.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here