Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya kala hadlay xaalada Fatahaadaha

0
126
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay danjiraha dowladda Ingiriiska Ufadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo wafdi uu Hogaaminayey.
Markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeedka wuxuuna ka warbixinta kulanka udhexeeyey Madaxweyne Laftagareen iyo Danjiraha ingiriiska Michael iyo wafdigiisa.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here