Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo bulshada uga dhigay khatarta ka iman karta roobabka

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ayaa dadka reer Jubbaland ugu baaqay in ka fogadaan meelaha biyo mareenka si loo yareeyo khataraha ka dhashay roobabka daadadka wada ee ka da’aya dalka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here