Madaxweynaha Jubbaland shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Dowladda oo si weyn looga hadlay saamaynta fatahaadaha iyo daadadka roobka

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Dowladda Jubaland oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay Roobka dayrta oo ka da’aya guud ahaan deegaanada Jubaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here