Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo labo doomood udirtay degmada Baardheere ee Gobalka Gedo. 

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka Gedo, kuwaas oo ka dhashay roob mahiigaan ah oo watay daadad iyo fatahaad uu sameeyey Wabbiga Jubba ayaa maanta hay’adda Maareynta  waxa ay laba doonyood ah oo ah nuuca dheereeye u dirtay degmada Baardheere.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here