Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maalantii 2-aad si xooggan gurmad ugu sameynaya Shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.