Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tabbarkan Aqoon kororsiga ah ayaa muddada uu socdo lagu baran doonaa qodobo la xiriira dib u eegsita siyaasadda, shaqa carbinta Dowlad Goboleedka Jubbaland, taasoo loogu tala galay in looga faa’ideeyo Dhalinnyarada kasoo qalin jebiyay Jaamacadaha ku yaalo deegaanada Jubbaland ee shaqa doonka ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.