Xildhibaan Shukri Wayrax oo kahadlay Xaaladda Fatahaadaha Elnino isagoona ku baaqay in loo gurmado dadka ay waxyeeladu soo gaartay roobka

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Xildhiban Shugri Weyrax oo ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta warbaahinta la hadlay isagoona ku baaqay in dadka ey sameysay Elnino la gaarsiiyo gurmad bini`adannima oo caalami ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here