Maamulka degmada Beled-xaawo oo Ol’ole Nadaafadeed ka sameeyey qaar ka mid ah xaafadaha degmada

0
107
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha degmada Beled-xaawo Cabdirashiid Cabdi Caroog iyo masuuliyiinta maamulka degmada ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyey qaar kamid ah xaafadaha degmada.
Gudoomiye Caroog ayaa bulshada degmada Beled-xaawo ugu baaqay inay ka shaqeeyaan nadaafadda guud ee degmada maadaama lagu guda jiro xili roobaad.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here