Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo deeq Raashiin ah gaarsiiyay deegaanada waqooyi ee Kismaayo

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta goob joog ahaa deeq raashin ah oo  la gaarsiiyay 300 oo qoys kuwaasi oo ku nool qaar kamid ah deegaannada waqooyi ee Magaalada Kismaayo.

waxaana dadkaas saamayn balaaran ku yeeshay daadadka ka dhashay roobka dayrta.

Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here