Roobab dabeylo wata oo ka da’ay degmada Xuddur oo sababay in qoysas badan ay barakacaan

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roob dabeylo xooggan wata oo ka da’ay degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sababay in qoysas badan ay degmadaasi ka barakacaan halka qaar aklena ay wali dhex joogaan biyaha roobka iyo biyo dhigey magaaladaasi.
Qaar kamid ah dadka kunool degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa ka warbixiyey roobabka ka da`ay degmadaasi iyo saameynta uu ku yeeshay noloshooda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here