Qaar ka mida culumada Baladweyne oo ka digay khatarta maandooriyaha

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sheekh Maxamad Nuur oo ka mid ah culumada ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada gaar ahaan dhallinyarada ugu baaqay in ay joojiyaan isticmaalka maandooriyaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here