Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka shiray Fatadaaha ka taagan deegaanada Jubbaland.

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jubbaland oo shir ku yeeshay xarunta golaha ee magaalada Kismaayo ayaa baaq ka soo saaray xaaladaha Fatahaadaha ee ka taagan deeganada Jubbaland.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here