Caagadaha laga isticmaalo biyaha ee qashin ahaan loo tuuro oo laga sameeyo agabyo muhiim ah

0
131

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaayaabaho badan oo ay dadku isticmalaan ka dibna qashin ahaan isga tuuraan ayna ka mid hihiin caagadaha  laga isticmaalo biyaha iyo waxyaabaha  la mid ah ayaa dib loo warshadeeya ka dibna laga soo saara agabyo kala duwan oo muhiim ah ku waas oo ay bulshada dib u isticmalaan .

Shirkadda African Solution oo dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo ayna fikirkeeda iyo hirgalinteedaba ay la timid Gabar soomaaliyeed  ayaa soo saarta marmarka ama waxaa loo yaqaano intarlooga la dhigo wadooyin iyo meelaha guryaha hortooda iyo agabyo kale ku waas oo ay ka sameeyaan caagadaha laga istimcaalo biyaha saliida iyo waxyaabaha la mid ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here