Fatahaada webiga Jubba oo hakad gelisay Waxbarashada magaalada Bardheere

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kumanaan arday ah oo wax ka baranayey iskuulada magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxbarasho aadin labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ka dib markii fatahaadda webiga Jubba ay saamaysay waddooyinkii ardaydu adeegsan jireen

Iskuulka Al-furqaan oo ka mid ah iskuulada ku yaalo magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sameeyan daran ku yeeshay waxabarashada aradayadan madaama biyaha webiga soo buuxu dhaafiyay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here