Duqa dagmada kismaayo oo ka hadlay qorshaha cagaarinta magaalada kismaayo

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha dagmada kismaayo ahna Duqa Magalada Cumar Maxamad Maxamuud Fara wayne ayaa Ka hadlay qorshayaasha hormarineed ee ay magalkada udajiyeen gaar ahaan cagaarinta ama dhurku beerista magalada iyo sidoo kale dhismaha wadooyinka magalada .

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in hormarinta ,agalada ay iska garabsiinayaan shacabka iyo dowlada  isagoo ganacsataada iyo sidoo kale shacabka ku amaanay kaalinta ay ka qadanayaan dhismaha iyo casriyaynta magalada kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here