Gudoomiye Xigeenka Amniga Iyo Siyaasada Degmada Garbahaarey oo booqasho ku tagey Isbitaalka Guud degmadaasi

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye Xigeenka Amniga Iyo Siyaasada Degmada Garbaharrey ee Xarunta Gobolka Gedo Xassan Ahmed Yuusuf Xassan Wali Ayaa Booqasho ku tagay Isbitaalka Guud Ee Degmada Garbaharrey, kaas oo ay jiifaan dad badan oo uu waxyeeleeyey roobabkii ka da`ay degmadaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here