Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya u daah-furay Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha Soomaaliya

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha ee Soomaaliya ee uu maalgalinayo Bangiga Adduunka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here