Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta (IDEI)waa maalin caalami ah oo ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay sanad walba 2 November.
Maalintani waxay soo jeedinaysaa heerka isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta,taasoo weli ah mid aad u sareysa caalamka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.