Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Dhoobley iyo masuuliyn ka socotay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa booqday xeryaha barakacayaasha dagmada dhoobley kuwaas oo ay si wayn u saameeyeen roobabkii ka da’ay dagmadaasi.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.