Roob ka da`ay degmada Ceel-waaq oo saamayn ku yeeshay isu- socodka

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobab xoogan leh oo ka da`ay degmada Ceel-waaq oo saamayn ku yeeshay isu- socodka guud ee magaalada, roobka ayaa ahaa mid biyo dhigay guud ahaan xaafadaha dhex mara magaaladaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here