Kulan looga tashanaayey sidii loo caawin lahaa dadkii uu saameeyay fatahaadda Webiga Jubba oo lagu qabtay Kismaayo

0
335
Kismaayo(Idaacada Waamo)Qoyasas Badan Ayay Sameyeen Fatahada Uu Sameyay Wabiga Jubba Kuwaas Oo Markaa Ana Heysan Gargaar Kufilan Mamulka Gobolka Jubba Hoose Oo isdulaayo Sidii Wax Loogu Qaban lahaa Dadka Uu Beraleyda Ah Ee Uusameyay Fatahada Wabiga Jubba Kaas Oo KufatahayDegaano Katirsan Jubba Hoose Jubba Dhaxe Iyo Gedo
Kulanka Inta Uu Socday Waxaa Lagu Gorfeyay Sida Oogu Haboon Ee Gar gaar Loo Wada Gaarsiin Karo Dadka Dhiban Gaar Ahaa Qoyasaka Kusugan Deganada Aysan Jubbaland Kacanta Kuheyn Sida Gobolka jubba Dhaxe
Gudomiyaha Gobolka Jubba hoose Cabdirashiid Cabdulaahi Cali Gooni Ayaa Markii Uu Sodhamaday Kulanka Uu Laqatay Wakiilada Hey.adaha Degaanka Kahowl Waxuu Lahadlay Warbaahinta  Waxyabihii Kaso Baxay Kulanka uu hey.adaha laqatay.

R/W,Iidle Aadan Maxamed. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here