Xulka kubada Cagta Jubbaland oo waddo diyaar garow ku aadan ciyaaraha Dowlad Goboleedyada dalka

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xulka kubada Cagta Jubbaland ayaa waayadii dambe waday dadaalo kala duwan oo ay isugu diyaarinayaan ciyaaraha Dowlad Goboleedyada dalka oo la filaayo iney furmaan waqti aanan dheereyn.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here