Ardayda Wax ka barata Iskuulada Dowlada oo heleya mashruuc lagu quudinayo

0
81
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Carafaad wuxuu ka mid yahay Iskuulada ay gacanta ku heyso Dowlad goboledka  KG Soomaaliya , waxaana wax ku barta boqolaal Ardey labada gelin,marka laga reebo waxbarashada waxaa iskuulka ka jira Mashruuc lagu quudinayo Ardeyda kuwaas la siinayo quraac iyo qado maadama Bulshada inta badan ay yihiin kuwa danyar ah.
Cumar Macalin Cabdi Maamulaha iskuulka Carafaad ayaa ka warbixiyay Mashruuca lagu quudiyo caruurta wax ka barta iskuulka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here