๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ Ziraat Katฤฑlฤฑm ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ oo ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo Ziraat Katilim, waxaana kasoo qeyb-galay masโ€™uuliyiin katirsan dowaldda madax ka socotay Bangiyada dalka.

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya xildhibaan Jabriil Abdirashiid Xaaji oo kamid ah madaxda ka qeybgashay xaflada ayaa waxuu ka hadlay waxyabaha uu bankigan cusub uu ku soo kordhin doona Dalkeen Soomaaliya.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here