Kuleylka ka jira Kismaayo oo sababay sara u kac ku yimid qalabka la isku qaboojiyo

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa waxa ka jira kulayl daran kasaa oo sameeyay bulshada qaybeheeda ka la duwan

kulaylkani ayaa waxa uu sababy sare ukac ku yimid qalabka loo mis ticmaalo qaboojiyaha sida marwaxadaha faranjeerada Mukayfyada iyo waxi lamidka ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here