Guddoomiyaha Degmada Kismaayo oo Xariga Ka jaray Wado 800 oo Mitir Ah

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa maante xariga ka jaray waddo 800 oo Mitir ah taas oo lagu nashqadeeyey marmarka loo yaqaanno Interlock-ga taasoo laga hirgeliyey waddada isku Xirta suuqa lagu iibiyo moobeelada ilaa Suuqa Dahablaha ee magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here