Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka sanadka 1445-2024

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga hadlay diyaargarowga xajka sanadka 1445-2024.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here