Barakacayaasha Baydhabo oo Laga Wacyigeliyay ka hortaga Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed iyo Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka oo Wasaaradda hoostaga ayaa Wacayi gelin ku saabsan ka hortaga iyo wax ka qabashada tacadiyada ka dhanka ah Haweenka xiliyada masiibooyinka dabiiciga ah ay u sameeyeen  qaar ka mid ah Kaamamka Ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo.

Qaar kamid ah Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka Ee Wasaaradda hoostaga ayaa waxaa ay ka hadlayaan Wacyigelinta ay u sameeyeen Haweenka Barakacayaasha iyo Muhiimada ay lahayd in Haweenka la siiyo Wacyigelin Xiliyada dhacaya Masiibooyinka Dabiiciga ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here