Shirka wada-hadalada loo dhanyahay ee Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay

0
94

Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay shirka wada-hadalla loo dhanyahah ee madax dhaqameedka Jubbaland,shirka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Mac-hadla Dooxada Jubba,waxaana intii uu socday lagaga dooday sida ugu wanaagsan ee bulshada lagu mideeyn karo,iyadoona ay ka qeyb galeen Odayaasha sedaxda Gobalka ee Jubbaland.

Qaar ka mid ah Odayaashii dhaqanka ee ka qeyb galay shirka ayaa ugu horeeyn goobta kalmado kookooban ka jeediyay,iyagoona ka hadlay doorkooda ku aadan iska dhexgalka bulshada iyo mideeyntoodaba.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here