Gabadh Fikrad Ganacsi oo cusub ka hirgalisay magaalada Kismaayo

0
89
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga hirgaliyay xarunta lamadaayo dharka lagu dhaqo taas oo fikirkeeda iyo hirgalinteedaba ay la timid Xaliimo Maxamuud Xaaji oo ah gabar dhalinyaro ah oo ku nool Kismaayo .
xaruntaan oo lagu magacaabo SamSam Laundry ayaa waxaa yaala qalab casri ah  ku waas oo loo isticmaalo dhaqista dharka waxaa xarntaan fursado shaqo ka helay ilaa 5 haween ah ku waas oo shaqadaan ka maareeya noloshooda iyo mida qoyskooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here