Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madax shaybaarka guud ee degmada Kismaayo Maxamud Abshir Xassan ayaa waxuu Iddacada Waamo Ugu warbixiyay caqabadaha ay kale kulamaan Dhiig Shubida isgoona Bulshada ugu baqay in ay shubaan dhiigooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.