Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah dhex marta degmada Dharkeenley

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya Madow iyo Macalin Nuur ee degmada Dharkeenley, taas oo muhiim u ah isku socodka degmooyinka qeybta galbeed.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here