Gudoomiyaha Degmada Doolow Xarunta Degmada ku qaabilay wafti ka socday Hay’adda Hay`adda IOM

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Doolow ee Gobalka Gedo Mohamed Hussein Cabdi lafeey ayaa Xarunta Degmada Doolow ku qaabilay wafti ka socday Hay’adda IOM, Sarakiisha ka socday Hay’adda IOM aya laga dhageystay howlaha waxqabad ee deegaanka ka qabteen iyo qorshahooda cusub ee ay deegaanka ka qaban doonaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here