Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo booqday goobo uu ku fatahay Wabiga Jubba

0
79

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad Gobaleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamad Maxamuud iyo masuuliyiin uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay deeganada dhaca jiinka Wabiga Jubba kuwaas oo uu ku fatahay wabigu.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here