Darawalada Gaadiidka Kismaayo oo codsaday in loo calaamadeeyo Kadadaha Laamiyada

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Laamiyada magaalada Kismaayo dhawaan laga hirgeliyay ayaa wax ka badalay bilicda magaalada,iyadoon Gaadiidleyda magaalada hada ay bogaadinayaan Wadooyinka maadama markii hore dhib ku qabeen burburka wadooyinka.

Balse Darawalada Gaadiidka ayaa haatan codsanaya in Kadadaha ama waxa loo yaqaano Askari jiifo oo loogu talagalay Gaadiidka xawaarahooda dhimaan in loo calaamadeeyo,maadama aanan laga garaaneynin Laamiga intiisa kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here