Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo daah-furtay Mashruuc kaabaya Bulshada kuwooda danyarta ah

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda qorsheynta maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee jubbaland mudane farah muqtar Daa’uud ayaa daahfuray mashuruuca Kaaba bulshada kuwa danyarta ah oo ay iska kaa shanayeen hayadaha NRC,Concern,jubba foundation iyo lifeline Gedo kaas ka fuli doona qaar kamid degmooyinka oo kala kismayo,Afmadoow ,Baardheere iyo Baladxaawo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here