Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Bulshada Golaha wakiilada Jubbalan oo ka hadlay doorka uu macalinku ku leeyahay Bulshada

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalinka Ama Baruhu waa Ciribtiraha Jahliga iyo Aqoon La’aanta waana hogaamiyaha aqoonta iyo Hormarinteeda macalinku sidoo kale waxa uu qayb wayn ka qataa hormarinta iyo dhismaha wadan kasta

macalimiinta ayaana dorwayn ku lah kor uqaadista wacyiga Bulshada waxyna Masuuliyad iska saraan sidii ay u soo saari lahayeen arday mutacalimiin ah kuwas oo iyana mudnaangaara Uleh Bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here