Maamulka Xaafadda Hantiwadaag oo wadda dadaalo biyaha looga saarayo Xarumaha Barakacayaasha

0
88

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha maamulka xaafadda Hantiwadaag Cusmaan Xuseen Cumar ayaa ka Codsaday Ganacsatada iyo Dadka ilaaheey wax udhiibay inaay kala qeybqaataan Maamulka dadaalada biayah looga saaryo dadka barkacayaasha iyo danyarta ku nool Xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here