Iskuulka Al-Imra ee Baladweyn oo Arday siiyay fursado Waxbarasho oo lacag la’aan

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 50 arday oo iskugu jirta danyar agoon ayaa fursadi waxbarasho oo lacag la la,aan ah kahelay iskuulada Al-Imra ee Baladweyne.

Ardeydan ayaa wax loo baraa sida kuwa bixiya lacagaha bilaha iyadoona inta badan laga soo xulay afarta xaafadood ee magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here